Home / Cayaaro / Arsenal oo indhaha ku heysa labo laacib oo ku sugan dalka Talyaaniga

Arsenal oo indhaha ku heysa labo laacib oo ku sugan dalka Talyaaniga

Himilo FM –Arsenal ayaa dooneysa saxiixa  labada ciyaaryahan ee Sampdoria Joachim Andersen iyo Dennis Praet.

Unai Emery ayaa doonaya inuu xoojiyo xulkiisa daafaca islamarkaana uu daboolo booska Aaron Ramsey ka hor xilli ciyaareedka cusub, xiddigaha Serie A ayaana buuxinaya booskaas.

Danmark  xiddigaha ka hooseysa 21 jirrada  laacibkooda Andersen ayaa 32 kulan oo horyaalka ah u saftay si uu ugu calaamadiyo sumcaddiisa mid ka mid ah xiddigaha ugu fiican ee daafacyada Yurub.

Praet, oo 25 jir ah, ayaa buuxin doona booska khadka dhexe ee Arsenal isagoo ka tagaya kooxda Ramsey oo ka mid noqday  Juventus.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgium, oo Sampdoria kaga soo biiray kooxda Anderlecht sannadkii 2016, ayaa 105 kulan u saftay kooxda.

Sida laga soo xigtay wariyaha  Italy ee Nicolo Schira, Arsenal ayaa daawan doonta  kulanka axadda ee ay la leeyihiin Juventus si ay u qiimeeyaan labada laacib.

Andersen wuxuu qandaraas kula jiraa illaa xagaaga 2022 halka heshiiska Praet uu dhacayo sanadkan.

About Mahad Mohamed

3 comments

  1. uk generic propecia 5 mg The effects of interest were tested using t test or 2 way ANOVA followed by Sidak multiple comparisons test when appropriate

  2. Membership stores like to use of jobs should i take 1mg or 5mg of propecia Potassium is an electrolyte that helps nerves communicate and maintains muscle movement

  3. com in order to validate the finding cialis online ordering Reactions 1980 March 2003, the calcium channel poisoning management in POISINDEX 8, and the bibliographies of recovered articles were reviewed to identify previously undiscovered articles

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan