Home / Habka-Nolosha / Aubameyang oo heshiis hor leh qalinka ku duugay!

Aubameyang oo heshiis hor leh qalinka ku duugay!

Muqdisho – Pierre-Emerick Aubameyang ayaa qirtay inuu kordhiyay heshiiska uu kula joogo kooxdiisa Borussia Dortmund ilaa 2021, sida uu u sheegay warfidiyeenka Jarmalka.

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya xaggiisa ayaa sheegaya in 28-jirkan uu muddo kordhin u sameeyey joogitaankiisa naadiga Jarmalka.

Hadda waxaa la hubsan karaa muddada ka dhiman xilligiisa iyo waqtiga uu ku kordhiyay heshiiskiisa taas oo awal mugdi gelinaysa mustaqbalkiisa naadiga.

“War uma aydan heynin arrintayda goortii aan heshiiska ku duugay qalinka – ee aan idinka dhageysto muusiga,” ayuu yiri laacibkan.

Aubameyang ayaa afarta sano ee soo socta kusii nagaan doona gegida naadiga, si kastaba.

 

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan