Home / Caruurta / Baraha God qashinka qodi jiray, dhegeysi

Baraha God qashinka qodi jiray, dhegeysi

Waayuhu waxaa uu qofku baraa cashar nololeed, kaas oo ku xiran hadba sida uu u wajaho,

Cali Isaaq oo 22 jir ah,waxaa uu ka shaqeysan jiray godidda Godadka xaafadaha ee Magaalada, haddase waa Bare ay fasalkiisu fadhiyaan tiro ka mid ah ardeyda dadka danyarta ah ee ku jira xeryaha Barakacayaasha ee Magaalada muqdisho.

Waxaa goobtiisa shaqada ku booqday warbixintanna ka sameeyay Maxamed Qadar Cabdi.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan