Home / Macluumaad / Barayaal ka faa’ideystay saameynta Tignolojiyadda ee waxbarashada,Dhegeysi

Barayaal ka faa’ideystay saameynta Tignolojiyadda ee waxbarashada,Dhegeysi

Magaalada Muqdisho ayaa todobaadkii la soo dhaafay lagu qabtay Barnaamij ay ka faa’ideysteen Ardeyda horay uga qalin jebiyay jaamacadda Muqdisho ee hadda ah barayaasha Dugsiga Muqdisho qaarkood.

Mowduuca ayaa ku saabsanaa Waxbarashada iyo saameynta ay ku leedahay Tignolojiyadda Casriga ah, mowduucan oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska qalinjebiyayaasha Jaamacadda Muqdisho waxaa ka qeybgalay  Maxamed Qadar Cabdi oo warbixintan ka diyaariyay.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan