Home / Cayaaro / Barca oo wadahadalo qandaraas kordhin ah la furaysa Messi
BARCELONA, SPAIN - APRIL 16: Lionel Messi of Barcelona celebrates after scoring his team's second goal during the UEFA Champions League Quarter Final second leg match between FC Barcelona and Manchester United at Camp Nou on April 16, 2019 in Barcelona, Spain. (Photo by David Ramos/Getty Images)

Barca oo wadahadalo qandaraas kordhin ah la furaysa Messi

Himilo – Barcelona ayaa qarka u saaran inay wadahadalo la furto Lionel Messi si uu u kordhiyo qandaraaskiisa illaa 2023, sida ay qortay jariirada ESPN FC.

Messi, oo 32 sanno jir ah, ayaa ku jira labada sanno ee heshiiskiisa, Barca ayaana dooneysa in qandaraaska uu u kordhiyo Camp Nou, Waxa uu noqon doonaa heshiiskii 10aad ee uu u saxiixo Catalans tan iyo markii  uu saxiixay heshiiskiisa caalamiga ah 2004-kii.

Madaxweynaha Barca Josep Maria Bartomeu ayaa wadahadal la geli doona aabaha Messi, Jorge, kaasoo sidoo kale ah wakiilkiisa.

laakiin Bartomeu ayaa doonaya inuu heshiis cusub la galo oo ku haynaya kooxda afar sanno oo dheeraad ah marka uu 36 jir noqdo.

Madaxa Barca ayaa u sheegay ESPN inuu qorsheynayo inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo Messi, inkastoo uu  markii ugu danbeysay cusbooneysiiyay 2017-kii.

Taasi waxay aheyd heshiiskii sagaalaad ee uu cusboonaysiiyo  qandaraaskiisa  Messi, waxaana lagu masixi karaa  € 700 million.

Messi ayaa labo jeer kordhiyay waana  2005 iyo markii labaad oo ah  2007-kii.

Sannad ka dib, waxa uu saxiixay heshiis cusub, sannadkii 2009, ka dib markii uu ka caawiyay Pep Guardiola seddexda koob ee ugu sarreysa, waxa uu saxiixay heshiis toddobo sanno ah oo lagu bur burin karo  € 250m.

Messi ayaa mar walba ku adkeeya inuu jeclaan lahaa inuu mustaqbalkiisa ciyaareed ku gabagabeeyo Barcelona.

Barcelona ayaa qarka u saaran inay wadahadalo la furto Lionel Messi si uu u kordhiyo qandaraaskiisa illaa 2023, sida ay qortay jariirada ESPN FC.

Messi, oo 32 sanno jir ah, ayaa ku jira labada sanno ee heshiiskiisa, Barca ayaana dooneysa in qandaraaska uu u kordhiyo Camp Nou, Waxa uu noqon doonaa heshiiskii 10aad ee uu u saxiixo Catalans tan iyo markii  uu saxiixay heshiiskiisa caalamiga ah 2004-kii.

Madaxweynaha Barca Josep Maria Bartomeu ayaa wadahadal la geli doona aabaha Messi, Jorge, kaasoo sidoo kale ah wakiilkiisa.

laakiin Bartomeu ayaa doonaya inuu heshiis cusub la galo oo ku haynaya kooxda afar sanno oo dheeraad ah marka uu 36 jir noqdo.

Madaxa Barca ayaa u sheegay ESPN inuu qorsheynayo inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo Messi, inkastoo uu  markii ugu danbeysay cusbooneysiiyay 2017-kii.

Taasi waxay aheyd heshiiskii sagaalaad ee uu cusboonaysiiyo  qandaraaskiisa  Messi, waxaana lagu masixi karaa  € 700 million.

Messi ayaa labo jeer kordhiyay waana  2005 iyo markii labaad oo ah  2007-kii.

Sannad ka dib, waxa uu saxiixay heshiis cusub, sannadkii 2009, ka dib markii uu ka caawiyay Pep Guardiola seddexda koob ee ugu sarreysa, waxa uu saxiixay heshiis toddobo sanno ah oo lagu bur burin karo  € 250m.

Messi ayaa mar walba ku adkeeya inuu jeclaan lahaa inuu mustaqbalkiisa ciyaareed ku gabagabeeyo Barcelona.

About Mahad Mohamed

One comment

  1. This is why nasal and eyes tissues swell, water and redden buy canadian finasteride 1 mg Since he was recalled on July 5, Davis has hit

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan