Home / Habka-Nolosha / Barcelona oo la kulantay qoyska GRIEZMANN.

Barcelona oo la kulantay qoyska GRIEZMANN.

Muqdisho – Barcelona ayaa sameynaysa dadaal adag si ay kula saxiixato laacibka Antonio Griezman. Waxayna madal casho ah la qaateen qoyska laacibkan, marka loo eego  Mundo Deportivo.

Waxaa jira warar ku tiri-ku-teen ah oo laacibkan la xiriirinaya dhinaca Old Trafford, laakiin waxaa hakad-geliyay kooxda Atletico oo ugu yaraan dalbanaysay inay bedelkiisa halhaleel ku hesho.

Si kastaba, wada-hadalku wuxuu miiska soo fuulaya sanadka soo aadan, Barcelona ayaana hogaanka u heysa loolanka loogu jiro hanashada xiddiga reer Faransa kadib markii ay ku dhaceen inay hirgaliyaan saxiixyo muhiim u ahaa xagaagii hore.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan