Home / Habka-Nolosha / Barcelona oo qarka u saaran soo xera galinta Philippe Coutinho.

Barcelona oo qarka u saaran soo xera galinta Philippe Coutinho.

Muqdisho – Barcelona ayaa qarka u saaran inay dhameystirto heshiiska ay kula soo saxiixaneyso xiddiga Liverpool Philippe Coutinho isla markaana uu ku imaanayo Camp Nou, sida laga soo xigtay Sport.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in heshiis 12 milyan euro ah ay la gaareen ciyaaryahanka reer Brazil in uu sanadkii mushaar ahaan u qaato taas oo uu horay u ogolaaday.

Barcelona ayaa wali u baahan inay Liverpool la meel dhigto qorshe lacag bixin ah, si uu heshiiska u yimaado miro dhalinta.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan