Himilo- Borussia Dortmund ayaa u aqoonsatay daafaca AC Milan Ricardo Rodriguez inuu yahay bartilmaameedka suuqa kala iibsiga ka hor bisha Janaayo.
Halka 27-jirkan uu 89 kulan u saftay Milan tan iyo bilowgii 2017-18, kaliya afar kamid ah kulamadaas ayaa yimid intii lagu guda jiro ololaha haatan socda.
Waqtiga ay u baahan tahay kooxda ka ciyaarta Serie A inay ka fiirsato iibka ciyaartoydeeda si ay ugu hoggaansanto FFP, waxay ka dhigtay Rodriguez inuu yahay bartilmaameedka bartamaha ololaha.
Sida laga soo xigtay ESPN, Dortmund ayaa xiiseyneysa inay gacanta u geliso daafaca bidix fursad uu ugu laabto Jarmalka, halkaasoo uu horay ugu soo ciyaaray Wolfsburg.
Rodriguez ayaa kaliya labo sano uga harsan tahay qandaraaskiisa, taasoo Milan ka dhigeysa inay tixgeliyaan mustaqbalka xiddiga reer Switzerland.
Cayaaryahanka ayaa laga yaabaa inuu muujiyo rabitaan uu ku kasbado koox heerka koowaad ah ka hor inta uusan dalkiisa u matalin Euro 2020.
A completely different category of drugs, like statins, have been docked with MPro; in particular pitavastatin, rosuvastatin, lovastatin, and fluvastatin may be novel molecules with inhibitory properties how can i buy priligy in usa Now, I m not one of those women who takes a pregnancy test in a public restroom as they do in the movies, but instead, I waited until I got home from my hair appointment