Home / Habka-Nolosha / Borussia Moenchengladbach iyo Bacrelona Oo Ciyaar Ku Balansan.

Borussia Moenchengladbach iyo Bacrelona Oo Ciyaar Ku Balansan.

Kooxda Borussia Moenchengladbach ee dalka Germany ayaa soo dhaweyneysa kooxda Shanta jeer ku guuleysatay koobka Horyaalada Yurub ee Barcelon.

77

http://radiohimilo.so

Thorgan Hazard ayaa laga yaabaa inuu kusoo laabto safka hore waxaana weerarka ku wehlin doona Andre Hahn haddii uusan Raffael si rasmi ah usoo kabsan, Fabian Johnson ayaa isna ka ciyaari doona booska garabka.

Barcelona

Kaddib markii ay 5-0 Barca ku dardartay qaar ka mid ah xiddigaha Bacrelona ayaa safka booskooda ceshan doona , balse waxaa soo laaban doona laacibiinta kala ah Mascherano, Alba, Rakitic iyo kuwaa oo todobadkan loo nasiyey.

Samuel Umtiti ayaa seegi doona kulankan waxaa  sidoo kale aan ciyaari doonin Messi waxaana booskiisa buuxin doona Arda Turan iyo Rafinha midkood.

Xaqiijooyinka Kulanka:

Barcelona ayaa guuleysatay 18 kamid ah 22 kulan ee ugu dambeeyay ee ay Champions League ka ciyaartay.

Monchengladbach ayaa markii uu horeysay taariikhada wajaheysa kooxda Barcelna basle 13 kulan oo ay kooxaha Spain Champions Leaue .

Barcelona ayaa ku guuldareystay in ay guul hesho saddexdi kulan oo Germany booqato 1 guul iyo 2 guuldaro.

Barcelona ayaa diiwaangashatay gushii ugu weyneyd taariikda tartamada Champions League/European Cup laysku yiraa kadib marki ay (7-0 v Celtic).

Xog Kale Hoos Ka Dheeho

Germany- Arbaco

Kulanki labaad ee Group C

Kooxaha Borussia Moenchengladbach Vs Barcelona

Garoonka : Borussia-Park

Garsooraha: Damir Skomina (Slovenia)

 

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan