Home / Diinta (page 2)

Diinta

Casharka Tafsiirka Maay 3aad

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 2aad

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 1aad

Read More »

Kenya: Baadari lagu soo oogay 191 dacwadood oo dil ah

Himilo – Maxkamad ku taal dalka Kenya ayaa dacwad kusoo oogtay hogaamiye diimeed iyo tobanaan qof oo lagu tuhunsanaa inay gacan ku lahaayeen dilka ku dhawaad ​​200 oo qof. Paul Nthenge Mackenzie iyo 29 kale oo tuhmanayaal ah kuwaasoo loo ...

Read More »

Bisha Soonqaad oo lafilayo inay dhalato March 11.

Himilo – Muslimiinta adduunka waxay bisha Ramadaan soo dhawayn doonaan maalin Isniin ah oo ay taariikhduna tahay March 11, 2024, marka laga qiimeeyo tirsiga bisha Hijriyadda. Waana sida ay u badan tahay in maalintaas ay wada soomi doonaan Muslimiinta adduunka ...

Read More »

1 Feb – Maalinta Caalamiga ee Xijaabka.

Himilo – Maalinta Caalamiga Hijaabka waa dhacdo sanadle ah oo maskaxdeeda ay ka timid Nazma Khan sanadkii 2013-ka. Munaasabadda ayaa la qabtaa kowda bisha febraayo sanad kasta. Waxaana la xusaa 140 dal oo dunida kamid ah. Ujeedka maalintan waa dhiirri-gelinta ...

Read More »

45 sano uu Baadari ahaa kaddib waxa uu qaatay diinta Islaamka kana hadlay sida uu iskubedelay!

Himilo-Wuxuu 45 sano baadari ka ahaa kaniisad ku taal dalka Australia. Gould David wuxuu ku dhawaaqay maalmo kahor inuu qaatay diinta Islaamka. Wuxuuna la baxay magaca Abdul Rahman. Barashadiisa iyo fahamkiisa Islaamka wuxuu kasoo bilowday Perth oo ah magaalo uu ...

Read More »

Arday Muslimiin ah oo lacag u ururinaya Falastiin.

Himilo-Arday Muslimiin ah oo da’yar kuna nool Blackburn ayaa qeyb ka ah tartan kubadda cagta ah oo loo qabanayo ardayda iskuullada. Qorshahoodu waa inay lacag ugu ururiyaan Muslimiinta reer Falastiin ee ku nool Gaza. Waxaa soo agaasimay dhacdadan  Hafiz Asif ...

Read More »

Fadliga 10-ka Bisha Carafo,Daawo

Iyada oo lagu guda jiro 10ka hore ee Bisha Carafo ama Dil Xija, ayaa waxaa Sunno ah in la soomo sagaalka maalmood eeka horreysa maalinta Ciidda. Sheekh Cabdul Xayi Sheekh Aadan ayaa inala wadaagay waxyaabaha ay tahay in la sameeyo ...

Read More »

Goorma ayey tahay in la bixiyo Fitrada?,Daawo

Maalmaha ugu dambeeya ee Bisha Ramadaan iyada oo lagu jor ayaa waxaa intaas dheer bixinta Fitrada waajibka ku ah qof kasta oo ka mid ah Dadka Muslimiinta ah. Haddaba Culimadu waxaa ay sheegayaan xilliyada ugu wanagasan amaba ugu ajirka badan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan