Home / Macluumaad (page 12)

Macluumaad

Daawo: Dhallinyaro Barakacayaasha Af-fur ugu sameya Muqdisho

Dhallinyaro isu xilqaamay in ay af furiyaan dadka danta yar ayaa Degmada Dharknley ee Mahaalada Muqdisho ka billaabay af furinta dadka Barakacayaasha ah ee aan awoodin qarashaadka ku baxaya Af furka. Dhallinyaradan ayaa sheegay in sanadkii shanaad oo xiriir ah ...

Read More »

Suldaan u dhashay Imaaraatka oo Hawada sare Soonka ugu soo galay

Suldaan u dhashay Waddanka Imaaraadka Carabta ayey Bisha Soon ugu soo gashay isaga oo ka mid ah kooxda la socdota Dayax Gacmeedka Crew-6. Waxaa uu baxay 2dii March waxaana uu maqnaanayaa lix bilood,waxaase ay dood ka dhalatay sida uu Soonka ...

Read More »

Daraasad lagu soo bandhigay caqabadaha heysta Muqdisho,warbixin

Muqdisho waxay ka mitahay magaalooyin-ka sida weyn u korayo, ka sokow dhibaatoyin-kii waaweynaa ee muqdisho soo martay iyo inay dhowr iyo labaatan sano dib uga dhacday magaalooyin-kii lajaalka ahaa, hadabada waxaa muuqata inay magaaladu sameyso hormar ganacsi iyo mid deegaan ...

Read More »

Ilaalinta Ballanta,warbixin, dhegeysi

Ilaalinta ballantu waa lagama maarmaan. Waa arrin la isku raacsanyahay oo la wada ogolyahay goob kasta iyo dhaqan walba oo adduunka ka jira. Si dadku ugu wada shaqeeyaan si hagaagsan oo meelmar ah, waxaa lamahuraan ah in la ilaaliyo balanta. ...

Read More »

Sharikadda iska leh Facebook ee Meta oo ceyrineysa 10k oo shaqaale ah

Sharikadda Meta ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku sameyneyso shaqaale dhimis, si ay uga soo kabato khasaaraha maaliyadeed ee soo gaaray. War ay soo saartay Sharikadda Meta waxaa ay ku sheegtay in shaqaalaha qeybta Tignolojiyadda la dhimayo dhamaadka April, sidoo ...

Read More »

khasaaraha Maaliyadeed ee Dhul gariirkii Turkiga oo la shaaciyay

Iyada oo Bil ka hor dalka Turkiga uu ku dhuftay Dhul Gariir ay ku dhinteen 45,000 oo qof ayaa dowladda Turkiga iyo Qaramada Midoobey waxaa ay shaaciyeen khasaaraha Maaliyadeed ee ka dhashay dhul gariirkaas. Warbixin ay soo saartay Qaramada midoobey ...

Read More »

Wiilka Soomaaliga ah ee tartanka kula jira Tiktok iyo Facebook,dhegeysi

 Hal abuurka iyo tartanka oo ah waxa ugu weyn ee maskaxda Bani’adamka ka yimaada ayaa kala horumariya dadka. Waxaa Dunida Qarnigan 21aad aad ugu xoogeystay Baraha Bulshada kuwaas oo bixiya adeegyo kala duwan loona isticmaalo siyaabo kala duwan. Qaarkood ayaa ...

Read More »

Barayaal ka faa’ideystay saameynta Tignolojiyadda ee waxbarashada,Dhegeysi

Magaalada Muqdisho ayaa todobaadkii la soo dhaafay lagu qabtay Barnaamij ay ka faa’ideysteen Ardeyda horay uga qalin jebiyay jaamacadda Muqdisho ee hadda ah barayaasha Dugsiga Muqdisho qaarkood. Mowduuca ayaa ku saabsanaa Waxbarashada iyo saameynta ay ku leedahay Tignolojiyadda Casriga ah, ...

Read More »

Bola Tinubu oo ku guuleystay doorashadii Nigeria

Musharaxa xisbiga talada haya ee Nigeria, Bola Tinubu, ayaa loo doortay madaxweynaha dalka ugu dadka badan Afrika saacadihii hore maatan oo Arbac ah kadib doorasho Sabtidii iyo Axaddii dhacday oo ay la loollameen xisbiyada mucaaradka ah. Tinubu, gudoomiyihii hore ee ...

Read More »

Nolosha Haweenka farsameeya Cawda,warbixin dhegeysi

Haweenku waxaa ay mar walba laf dhabar u yihiin nolosha qoyska, kumana sii jiraan Qoysaska Danyarta ah. Tiro Haween ah ayaa waxaa ay nolol maalmeedka reerahooda ka sameeyaan agabyada lagu adeegsado Guryaha ee laga sameeyo Cawda. Waxaa ay la kulmaan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan