Muqdisho – Xiddiga xulka qaranka Spain David Silva ayaa hoggaanka u haya gool caawinaadda sanadkan, Laacibka kooxda City, Kevin De Bruyne ayaa isna kamid ah xiddigaha hor boodaya gool caawinaada sanadkan horyaalka Ingiriiska, waxaana xusid mudan in xiddigan uu yahay laacibkii ku guuleystay sanadkii dhamaaday ee 2016-2017.
David Silva, Kevin De Bruyne iyo Leroy Sane ayaa ah sadeedxda laacib ee ugu sarreeya tartanka loogu jiro xiddiga goolasha ugu badan caawin doona sanadka, saddexdan laacib ayaana dhamaantood kawada tirsan naadiga hogaamineysa horyaalka ee Citay.
Halkan kaga bogo liiska laacibiinta ugu caawinaada badan horyaalka Ingriiska Sanadkan.
Kaalinta | Ciyaaryahanka | Kooxda | Caawinadda |
1 | David Silva | Manchester City | 8 |
2 | Kevin De Bruyne | Manchester City | 7 |
=3 | Leroy Sane | Manchester City | 6 |
=3 | Aaron Ramsey | Arsenal | 6 |
=5 | Mesut Ozil | Arsenal | 5 |
=5 | Cesar Azpilicueta | Chelsea | 5 |
=5 | Pascal Gross | Brighton | 5 |
=5 | Henrikh Mkhitaryan | Manchester United | 5 |
=5 | Xherdan Shaqiri | Stoke City | 5 |
=5 | Matt Ritchie | Newcastle United | 5 |
=11 | Riyad Mahrez | Leicester City | 4 |
=11 | Kieran Trippier | Tottenham | 4 |
=11 | Kyle Walker | Manchester City | 4 |
=11 | Johann Berg Gudmundsson | Burnley | 4 |
=11 | Sead Kolasinac | Arsenal | 4 |
=11 | Romelu Lukaku | Manchester United | 4 |
=11 | Alvaro Morata | Chelsea | 4 |
=11 | Marcus Rashford | Manchester United | 4 |
=11 | Dominic Calvert-Lewin | Everton | 4 |
Qore: Abdiaziz Adan Urur.