Horyaalka kubadda cagta Ingiriiska waxaa loo yaqaan Premier League, 116 sano oo uu socday tan iyo 1892, kooxda ugu guulaha badan waa Manchester United waxayna ku guuleysatay 20 koob oo horyaalka ah.
Markii magaca laga badaley horyaalka sanadkii 1992, waxaa wadanka ku soo uruuray ciyaartoy ajanabi ah kuwaas oo la’aaminsan yahay in ay heer kale u qaadeen horyaalka.
Haddaba, waxaan idiin soo gudbineynaa ciyaartoyda ugu goolasha badan Premier League magacyadooda iyo goolasha ay dhaliyeen.
Magaca —— Goolasha —— Kulamada.
1 Alan Shearer 260 441
2 Wayne Rooney 194 435
3 Andrew Cole 187 414
4 Frank Lampard 177 609
5 Thierry Henry 175 258
6 Robbie Fowler 163 379
7 Jermain Defoe 150 443
8 Michael Owen 150 326
9 Les Ferdinand 149 351
10 Teddy Sherringham 147 418
11 Robin Van Persie 144 280
12 Jimmy Floyd Hasselbaink 127 –
13 Robbie Keane 126 349
14 Nicolas Anelka 125 364
15 Dwight York 123 375
16 Steven Gerrard 120 504
17 Ian Wright 113 –
18 Dion Dublin 111 312
19 Sergio Aguero 111 –
20 Emile Heskey 110 516
21 Ryan Giggs 109 632
22 Paul Scholes 107 499
Qore: Abdiaziz Adan Urur.