Home / Habka-Nolosha / Ciyaartoyda waa-weyn ee bilowgii bishan ka tagay kooxohoodii

Ciyaartoyda waa-weyn ee bilowgii bishan ka tagay kooxohoodii

Muqdisho – Markii uu dib u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda bilowgii bishan waxaa kooxahoodii ka tagay ciyaartooy waa-weyn hadaba  liiskan hoose ka dheeho kuwa ugu caansan.

ALEXIS SANCHEZ, Arsenal ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Manchester United

HENRIKH MKHITARYAN, Manchester United ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Arsenal

PHILIPPE COUTINHO Liverpool ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Barcelona | £142m

VIRGIL VAN DIJK, Southampton ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Liverpool | £75 million

DIEGO COSTA, Chelsea ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Atletico Madrid | Undisclosed fee

SANDRO WAGNER, Hoffenheim ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Bayern Munich | £11 million

MARIO GOMEZ, Wolfsburg ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Stuttgart | £3.1 million

KEVIN MIRALLAS, Everton ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Olympiacos | Loan

GUILHERME ARANA, Corinthians ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Sevilla | £9.8 million

AHMED HEGAZI, Al Ahly ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray West Bromwich Albion | £4 million

LUCIANO VIETTO, Atlético Madrid ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Valencia | Amaah

MARKO PJACA, Juventus ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Schalke | Amaah

TERENCE KONGOLO, Monaco ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Huddersfield Town | Amaah

CARLOS VELA, Real Sociedad ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Los Angeles FC | £4.5 million

ROSS BARKLEY, Everton ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Chelsea | £15 million

CENK TOSUN, Besiktas ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Everton | £27 million

YERRY MINA, Palmeiras ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Barcelona | €11.5 million

FRANCIS COQUELIN, Arsenal ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Valencia | £12m

ARDA TURAN, Barcelona ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Istanbul Basaksehir | Amaah

THEO WALCOTT, Arsenal ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Everton | £20m

JOAO MARIO, Inter ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray West Ham | Amaah

DANIEL STURRIDGE, Liverpool ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray West Brom | Amaah

GERARD DEULOFEU, Barcelona ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Watford | Amaah

AYMERIC LAPORTE, Athletic Club ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Manchester City | £57m.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan