Home / Arrimaha Bulshada / Daawo: Gabadha Cillaansaarka guurguura ku shaqeysata

Daawo: Gabadha Cillaansaarka guurguura ku shaqeysata

Mayran Sacad; oo ah gabar dhallinayro ah ayaa Muqdisho ka billowday shaqo cusub taas oo ay nolosheeda ka maareyso.

Maryan; waxaa ay bixisaa adeegyo u gaar ah Haweenka iyada oo guryaha ugu tagta u cillaansaarta, timahana u fooneysa Haweenka xaafadaha.

Waxaa ay wadataa codbaahiye ay magaalada ku dhexmarto iyada oo u sheegeysa dadka in ay heyso adeegyadaas loogu imanayo guryaha dadka.

Waxaa la kulantahay Hanaa Maxamed oo oo warbixinta ka sameysay.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/1456329151860087

 

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan