Home / Arrimaha Bulshada / Daawo:Macallinka Haweenka bara Cillaan-saarka

Daawo:Macallinka Haweenka bara Cillaan-saarka

C/Raxmaan Siyaad oo ah Nin dhallinyaro ah ayaa Haweenka Muqdisho qaarkood bara Cillaan-saarka, howshan oo inta badan ah mid ah Haweenku ku badanyihiin.

Waxaa uu C/Raxmaan sheegay in xirfaddan uu ku bartay kaddib markii uu go’aansaday in uu xaaskiisu qanciyo, kaddibna uu Internetka ka baaray naqshadaha ugu qurxoon Cillaanka sidaasna ku horurmariyay xirfaddiisa Cillaan-saarka.

Iskuul Haweenku ku bartaan naqshadda Cillaan-saarka ayuu ku leeyahay Xaafad ka mid ah Muqdisho,waxaana dhigta tiro haween ah.

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/142582178802314

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan