Home / Arrimaha Bulshada / Dalalka ugu raqiisan ee lagu noolaan karo dunida

Dalalka ugu raqiisan ee lagu noolaan karo dunida

Himilo-Intabada badan xilliyada fasaxa dadka caalam-ku waxay ka fakaraan halkii ay u dalxiis tagi lahaayeen waxa ayna qorshaha ku dalsadaan dalalka ugu jaban ee lagu noolaan karo. Tusaale ahaan kirada guryaha, raashiinka, gawaarida laraacayo iyo dhamaan dhinacyada kale ee nolosha, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaan dalka ugu raqiisan in lagu noolaado.

  1. Pakistan
  2. Masar
  3. Hindiya
  4. Nayjeeriya
  5. Liibiya
  6. Suuriya
  7. Nepal
  8. Bangladesh
  9. Uzbekistan
  10. Turkiga

.

  1. Kolombiya
  2. Iiraan
  3. Kenya
  4. Kyrgyzstan
  5. Arjantiina
  6. Azerbaijan
  7. Yukreeniya
  8. Indoneesiya
  9. Ruushka
  10. Waqooyi Makedoniya
  11. Siri Lanka
  12. Koonfur Afrika
  13. Shiinaha
  14. Baraasiil
  15. Taylaand
  16. Feniswiila
  17. Meksiko
  18. Booland
  19. Burtuqaal
  20. Isbeyn
  21. Sucuudiga
  22. Jabaan
  23. Imaaraadka Carabta
  24. Iswiidhan
  25. Talyaaniga
  26. UK
  27. Jarmalka
  28. Nederland
  29. Kanada
  30. Awstariya
  31. Finland
  32. Faransiiska
  33. Kuuriyada Koonfureed
  34. Israa’iil
  35. USA
  36. Awstaraaliya
  37. Denmark
  38. Noorwey
  39. Singapore
  40. Aysland
  41. Swiiserland

 

 

World of Statistics

 

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan