Muqdisho waxay ka mitahay magaalooyin-ka sida weyn u korayo, ka sokow dhibaatoyin-kii waaweynaa ee muqdisho soo martay iyo inay dhowr iyo labaatan sano dib uga dhacday magaalooyin-kii lajaalka ahaa, hadabada waxaa muuqata inay magaaladu sameyso hormar ganacsi iyo mid deegaan oo aad u xoogan,
Muqdisho dadka ku nool waxaa lagu qiyaasaa 3 million iyo bal, taa oo ka dhigeysa magaalada dadka ugu badan ay ku noolyihiin guud ahaan soomaaliyed, magaalada intaa oo qof ku noolyihiin waxa ay wajaheysaa caqabado ka dhashay dhibaatoyin-kii soo maray iyo kuwo ay sababeen dadka badan ee ku nool Caqabadahaa waxaa kamdi ah wadooyin- dhismayaasha iyo xaalada kale ee magaalada gudaheeda ka jira,
Si caqabadaaa xal loogu helo ayaa magaalada laga sameeye Cilmi baaris ka kooban xil qeyb, cilmi barista waxaa sameeye macadka Hereteg dhawaan ayaan lasoo bandhigay, hadabada goobta cilmi barista lagu soobadhigaye iyo dadka ka sooqeyb galay Qaarkamid ah Ayaan la kulanay.