Home / Habka-Nolosha / David Villa oo wajahaya kooxdii uu loolanka kala dhaxeeyay ee Real.

David Villa oo wajahaya kooxdii uu loolanka kala dhaxeeyay ee Real.

Muqdisho – Maalinta Khamiista ah oo ay ku beegan tahay 3 bisha August ayaa lagu dhawaaqay in MLS All-Stars ay wajihi doonaan kooxda Real Madrid ciyaar ka dhici doonta Chicago dalka Maraykanka.

Villa waxa uu ka mid ahaa ciyaartoydii Barcelona ee cadaawadu ay kala dhaxaysay Real Madrid intii uu ku sugnaa 2010/2013.

Ciyaartoyda kale ee kulankan loo soo magacaabay waxaa ka mid ah ciyaaryahanka Brazil u dhashay ee Kaka kaas oo horay u soo maray  Real Madrid haatanna katirsan Orlando City, Bastian Schweinsteiger oo kamid ah ciyaartoyda Chicago Fire, weeraryahanka Talyaaniga ee Giovinco oo hadda ku sugan Toronto FC iyo LA Galaxy ciyaaryahankeeda Giovani dos Santos.

Liiska cayaartooydii la magacaabay oo dhamaystiran.

Goolhayeyaal: Tim Howard (Colorado Rapids), Stefan Frei (Seattle Sounders FC).

Daafacyada: Greg Garza (Atlanta United), DaMarcus Beasley (Houston Dynamo), Graham Zusi (Sporting Kansas City), Michael Parkhurst (Atlanta United), Hernan Grana (FC Dallas), Matt Hedges (FC Dallas), Johan Kappelhof (Chicago Fire), Jelle Van Damme (LA Galaxy).

Qad dhexe: Bastian Schweinsteiger (Chicago Fire), Miguel Almiron (Atlanta United), Kaka (Orlando City), Kellyn Acosta (FC Dallas), Michael Bradley (Toronto FC), Giovani dos Santos (LA Galaxy), Dax McCarty (Chicago Fire), Ignacio Piatti (Montreal Impact), Diego Valeri (Portland Timbers).

Weerar: David Villa (New York City FC), Sebastian Giovinco (Toronto FC), Jozy Altidore (Toronto FC), Nemanja Nikolic (Chicago Fire), Dom Dwyer(Sporting Kansas City).

Qore: Abdiaziz Adan Urur.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan