Home / Arrimaha Bulshada / Da’yarka gudaha dalka ku farsameeya Burjikooyinka,Daawo

Da’yarka gudaha dalka ku farsameeya Burjikooyinka,Daawo

Ibrahim Colaad; waxaa uu ka shaqeeyaa farsamada Gawaarida gaar ahaanna qeybta baatalamayeeriga loo yaqaan iyo alxanka.

Hayeeshee xirfad taas ka duwan ayuu kedis uga dhex helay shaqada farsameynta Gawaarida,waxaa uu gurigiisa uga baahday Burjiko,waxaa uu ku fakaray in uu isaga farsameeyo.

Waxaa uu ku guuleystay arrinkaas isaga oo ay u suuragashay farsameynta Burjikooyinka,waxaana uu durba helay Rukun fiican.

Wax soosaarkiisa waxaa uu ku baahiyaa baraha bulshada sida Tiktok, waxaana uu macaamiisha ugu geeyaa guryahooda isaga oo Mooto ugu dhiiba.

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/3718253818434566/

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan