Home / Habka-Nolosha / Da’yarka ugu cagta dheer caalamka oo la guddoonsiiyay shahaado!

Da’yarka ugu cagta dheer caalamka oo la guddoonsiiyay shahaado!

Himilo –Lars Motza oo u dhashay Jarmalka ayaa noqday da’yarka ugu cagta dheer caalamka sida ay qortay warbaahinta dalkaasi.

Hay’adda  Guiness World Records ayaa guddoonsiisay Lars shahaado tilmaameysa in uu yahay da’yarka ugu cagta dheer caalamka marka la eego ragga.

Mr Lars oo u waramay wakaalada wararka Jarmalka ee dpa ayaa sheegay in dhirirka cagtiisa tahay 35 Sentimitir.

Hooyada dhashay Lars ayaa xustay in kabaha uu xerto wiilkeeda in si gaar ah loogu sameeyo iyadoo kharashka ku qiyaastay 1300 illaa 1800 doolar.

Aabbaha dhalay da’yarka ayaa sidoo kale sheegay in dhirirka cagta uu la dhashay wiilkiisa Lars oo ku dhibtooda in uu suuqa ka soo iibsado kaba la eg cagtiisa.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan