Muqdisho – Bandhiga dhaqaalaha waa barnaamij maalinle ah, waxaan diiradda ku saarnaa dhacdooyinka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalka ama kuwa caalamiga ah ee saameynta leh.
Bandhiga dhaqaalaha waxa uu bidhaaminayaa fursadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka, waxaana ku marti qaadnaa barnaamijka qubaradda ganacsiga iyo dhaqaalaha.
Waxa maanta marti ku ah barnaamijka bandhiga dhaqaalaha Cabdirxaamn Maxamuud Cali Caadle, oo aan ka wareysanay saameyn bulshada ay ku leedahay shaqo la’aanta.
Soo saaraha barnaamijka Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.
Halkan Hoose Ka Dhageyso.