Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa raadka ay reebi karto doorashadii madaxweynaha madaxweynaha Mareykanka Mr Trump.
Waxaa marti noogu ah Dr Cabdiraxmaan Badawi.
Ismaaciil Maxamed Samatar ayaa soo jeedinaya.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-