Home / Macluumaad / Dhakhtar Jarmal ah oo lagu soo oogay dacwad ah inuu dilay 15 bukaan

Dhakhtar Jarmal ah oo lagu soo oogay dacwad ah inuu dilay 15 bukaan

Himilo – Dhakhtar 40-jir ah oo ka shaqeynayay daryeelka bukaanada xanuunsan ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu si ula kac ah u dilay 15 bukaan u dhaxeeyay da’da 25 ilaa 94.

Dhakhtarka oo lagu magacaabo Johannes M., ayaa lagu eedeeyay inuu siiyay bukaannada dawooyin dilaa ah isagoo aan ka haysan oggolaanshahooda ama midda qoysaskooda.

Waxaa la rumeysan yahay inuu gubay guryaha qaar si uu u baabi’iyo caddeymaha. Baarayaashu hadda waxay baadhayaan 75 kiis oo dilal kale ah oo suurtagal ah.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan