Home / Arrimaha Bulshada / Dhallinyaro dalxiis geeyay 100 carruur ah oo ay xanuun uga maqan tahay hooyadood,Daawo

Dhallinyaro dalxiis geeyay 100 carruur ah oo ay xanuun uga maqan tahay hooyadood,Daawo

Carruurtan oo horay darbi jiif u ahaa ayaa waxaa xanaaneeya Xarunta Maamo Ugaaso,taas oo hadda xanuun dartii dibadda uga maqan.

Kooxda mas’uulka ka ah xaruntan kama reebin in ay qabtaan shaqadii ay qabanjirtay Maamo Ugaaso,waxaana ay Carruurta u dalxiigeeyeen deegaanka Jaziira ee Duleedka Muqdisho.

Koox ka mid ah Wariyayaasha Himilo ayaa ugu tagay halka loo dalxiis geeyay ee deegaanka Jaziira,warbixitan ayaa ka mid ah warbixinno laga soo sameeyay goobtaas.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/1356689708579659/

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan