Home / Arrimaha Bulshada / Dhallinyaro iskullada Muqdisho ka bilaabay olole deegaanka lagu ilaalinaayo

Dhallinyaro iskullada Muqdisho ka bilaabay olole deegaanka lagu ilaalinaayo

Dhallinyarada wax ka barata Iskuullada Muqdisho ayaa waxaa ay billaabeen olole lagu daryeelayo deegaanka.

Kooxdan dhallinyarada ah ayaa todobaadkasta booqda mid ka mid ah Iskuullada Muqdisho,waxana ay sameeyaan beerista dhirta iyo ururinta balaastikada.

Anisa Cumar waxaa ay ka mid tahay kooxda dhallinyarada ah ee isu xil qaamay howshan waxaana ay wadaan wacyi gelin ay bar bar socoto howlaha nadaafadda, dher biirista iyo la dagaallanka Balaastigga.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/1970581633312126/

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan