Dhallinyarao isugu jira uwo dhameeyay Jaamacaha dalka iyo kuwo hadda dhigta ayey sidoo kale bartaan xirfadda farsamada Gacanta.
Waxaa ay sheegayaan in aan la isku halleyn karin waxyaabaha ay ka barteen Jaamacadda maaddaama Adduubyado hadda xoogga saareyso farsamada iyo Tignolojiyadda.
Dhallinyaradan waxaa ay bartaan dhismaha, Korontada, farsamada Qaboojiyayaasha iyo qeybaha kala duwan ee xirfadaha farsamada Gacanta.
Waxaa ay qaarkood qabaan rajo ah in ay wax cusub ku soo kordhiyaan mustaqbalka xirfadda gacanta ee ay xilligan ku jiraan barashadeeda.
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/1432583144230047