Home / Arrimaha Bulshada / Dhismayaasha Guryaha Muqdisho oo fursad u noqday Haween badan,Daawo

Dhismayaasha Guryaha Muqdisho oo fursad u noqday Haween badan,Daawo

Dib u dhiska ka socda dalka gaar ahaan Muqdisho marka laga soot ago dadka dhisanaya Guryaha dhaadheer iyo dadka dhismayaashaas dhisa waxaa bar bar socda fursado shaqo oo ay ka heleen Haweenka.

Guryaha qaar ayaa dhismahooda qaataa sanado halka kuwo kale ay qaataan bilooyin,waxaa jira Haween fursad ka helay goobaha ay ka socdaan dhismayaashaa.

Waxaa ay cuntada u kariyaan shaqalaha dhismaha wada iyaga oo ogolaansho ka heysta Injineerka wata shaqaalaha.

Waxaa ay cuntada shaqaalaha u karineysaa muddada uu socdo dhismaha, markasta oo ay helaan fursad Guri dhisid ah ayaa loo yeeraa haddana si ay halkaas uga sii wadato shaqadeeda.

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/266258566170732/

 

 

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan