Eric Dier oo heshiis kordhin u sameeyay Tottenham

Eric Dier ayaa saxiixay heshiis uu Tottenham kusii joogi doono ilaa 2024.
Xiddiga xulka qaranka waxaa heshiiskii hore kaga harsanaa wax ka yar hal sanno, laakiin hadda muddo intaa ka badan uu sii joogi dooanaa kooxda waqoyga caasimadda London.

Dier oo Spurs kaga soo biiray Sporting Lisbon sannadkii 2014 ayaa naadiga u saftay 239 kulan isaga oo intaasi ku dhaliyay 11 gool.

26 jirkaan ayaa kulankiisa ugu danbeeya xilli ciyaareedkan ka hortagi doonaa naadiga Crystal Palace axadda soo aadan kaddib markii uu dhammeystay ganaax afar kulan ah oo uu ku muteystay dhaqan xumo oo uu sameeyay ciyaar guul darro kasoo gaartay Norwich City bishii March kulan ka tirsanaa FA Cup.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan