Home / Cayaaro / Everton oo Arsenal kula tartameysa John Stones

Everton oo Arsenal kula tartameysa John Stones

Himilo – Daafaca Manchester City ee John Stones ayaa sida la soo warinayo bartilmaameed u noqonaya kooxda Everton.

Inkasta oo cayaaryahanka reer England uu saftay 129 kulan oo Man City ah haddana waxaa la tilmaamayaa in City diyaar u tahay inay qabato dalabaadka 26 jirka.

Inkasta oo Arsenal lala xiriiriyay Stones, haddana The Sun ayaa qortay in Toffees uu u furan yahay in uu la midoobo cayaaryahankiisii hore.

Qandaraaska Stones ee Man City ayaa waxaa ka haray labo sanno, Pep Guardiola ayaana qorsheynaya in uu kooxda ku sii hayo muddo 12 billood oo kale.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan