Home / Arrimaha Bulshada / Faa’iidada ay Kelyaha u leeyihiin Bani’adamka,wareysi

Faa’iidada ay Kelyaha u leeyihiin Bani’adamka,wareysi

Kelyaha waxay ka mid yihiin xubnaha ugu shaqada badan jirkeeda, cilladaha ku yimaada habsami u socodkooda waxay keeni karaa halis caafimaad.

Waxay noo yihiin muhiim, hawlahooda waxaa ka mid ah, kala shaan dhaynta dhiigga, caawinta in la sameeyo unugyada cascas, dheellitiritada cadaadista dhiigga iyo shaqooyin kale oo lama maarmaan inoo ah.

Waxaa jira boqollaal qof la dhibtoonaya xannuunada kelyaha ku dhaca, in ka badan 850 kun ruux oo dunida ku nool ayaa la nool mid ka mid ah xannuunada ku dhaca kelyaha. Dadka soomaaliyeed waxay ka mid yihin bulshooda ay mushkilada caafimaad haysto.

Haddaba maxay yihiin cuddurada ku dhacaya kelyaha? sidee ayaa looga hortagi karaa currurrada, waxaan ka waraysanay Dr Maxamed Carraale.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan