Home / Cayaaro / Fiorentina oo u dhaqaaqday xiddig katirsan Man Utd

Fiorentina oo u dhaqaaqday xiddig katirsan Man Utd

Himilo –United ayaa lasoo saxiixatay xiddiga reer Brazil xagaagii laga soo gudbay qiimo dhan £52m oo Gini, laakiin waxa uu ku dhibtooday in uu saameyn ku dhex yeesho Premier League.

Fred ayaan weli kasoo muuqan kooxda tababare Ole Gunnar Solskjaer xilli ciyaareedkan 2019/20 ee billowga ah.

Naadiga fadhigeedu yahay dalka Talyaaniga ee Fiorentina ayaa quudareneysa iyaga oo dalbanaya kahor inta uusan xirmin suuqa qaaradda Yurub kaasi oo ku eg Isniinta soo aadan.

Si kastaba, United ayaa la warinayaa inay ku fasaxi karaan ugu yaraan qiimo dhan £27.3m.

Balse Fiorentina ayaa rajeynaysa in qiimahaasi ay soo bandhigeen Red Devils ay yareyn doonaan kahor September 2 oo ah maalinka ugu danbeeya ee suuqa.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan