Home / Cayaaro / Frank Lampard oo dardaaran siiyay cayaaryahannada Chelsea

Frank Lampard oo dardaaran siiyay cayaaryahannada Chelsea

Himilo – Frank Lampard ayaa ka dalbaday cayaaryahannada Chelsea inay soo bandhigaan tartankii ugu danbeeyay si kooxda ugu dhammeysato afarta sarre.

Christian Pulisic iyo Olivier Giroud ayaa dhaliyay labada gool oo ay Chelsea kaga adkaatay Aston Villa kulankii toddobaadkan.

Kooxda ku jirta booska seddexaad ee Leicester iyo Manchester United ayaa labaduba waxay galeen barbar dhac iyada oo immika Chelsea ka horreysa United shan dhibcood.

“Waa u muhiim kooxda waayo waxaan aragnay in cayaaraha ka duwan yihiin sidii hore,” ayuu yiri Frank Lampard

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan