qof kasta waxaa uu leeyahay shaqsiyad u gaar ah, mid ka mid ah Hablaha da’da yar ee waxka barta Jaamacadaha Muqdisho ayaa qeyb ka mid ah waqtigeea gelisa iibinta Xoolaha.
Waxa ay shanta maalin xoolaha sida Ariga ku iibisaa suuqa Dayax,halka dhamaadka todobaadka ay barato Umulisonimada.
Warbixintan soo socota ayey ugu hadleysaa safarka nolosheeda, Maxamed Qadar Cabdi ayaa la kulmay.