Home / Arrimaha Bulshada / Gabadha Baraha Bulshada ka wacyi gelisa Dhallinyarada,Dhegeysi

Gabadha Baraha Bulshada ka wacyi gelisa Dhallinyarada,Dhegeysi

Dhallinyarada ayaa siyaabo kala duwan u adeegsada Baraha Bulshada, qofba waxaa uu baraha bulshada la joogaa hadba waxa garaadkiisu la egyahay.

Adeegsiga Baraha Bulshada waxaa lagala kulmaa saameyn togan ama taban,waxaana ay ku xirantahay hadba qofka sida uu u adeegsado.

Mid ka mid ah Gabdhaha Dhallinyarada ah ee Muqdisho ayaa Baraha bulshada u adeegsata in ay dhallinyarada ka wacyi geliso,waxaase ay kala kulantaa falcelin kala duwan, haddaba Maxamed Qadar Cabdi oo la kulmay ayaa warbixintan ka diyaariyay

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan