Gabdho dharka ay ku sameeyaan Soomaaliya dibadaha laga soo dalbado,Daawo

Koox Gabdho ah ayaa Muqdisho ka hirgeliyay mehrad Ganacsi oo ay ku tolaan dharka Haweenka iyaga oo ka sameeya macaash badan.

Haweenkan ayaa sidoo kale waxaa faa’iido badan ku qaban haweenkii dharka a tolan jiray Mehradaha Ragga ay maamulaan oo markii hore ka caban jiray marka la cabbirayo.

Kooxdan Gabdhaha ah ayaa dharka ay ku sameeyaan Muqdisho marka laga tago macaamiisha u tagta waxaa ay helaan dalabaad dalka dibaddiisa ah.

Waxaa ay sheegeen in gudaha iyo dibaddaba si wanaagsan looga iibsado ayna heystaan Macaamiil fiican sida ay u sheegeen Hanaa Maxamed Maxamuud; oo warbixintan ka diyaarisay.

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/832306591842695/

 

 

error: Copy lama Ogola Fadlan