Home / Arrimaha Bulshada / Ganacsade in kabadan 15 sano nolosha qoyskiisa ka maareeya ibinta qaraha.

Ganacsade in kabadan 15 sano nolosha qoyskiisa ka maareeya ibinta qaraha.

Himilo – Marka lagaaro Xiligan oo kale  waxaa suuqyada lagu iibiyo qudaarta nuucyadeeda kala duwan lakeenaa qaraha ama xabxabka, isagoo jumlo ama tafaariiq ah ayay ganacsatadu macaamiishooda ka iibiyaan.

Iibinta qaraha ama xabxabka waa fursad weyn oo ay xiligan oo kale marka lagaaro ay ganacasatu ka faa,ideestaan si ay uga maareeyaan nolosha qoysaskooda, ganacsatada qaar ee  iibiya qaraha oo kaliya halka qaarka kalena ay iibiyaan qudaarta oo dhan.

Tani waa Faadumo Aadan oo aan goobtan kula kulanay xili ay doonaysay in loo adeego, waxay inoo sheegtay inay in mudo ah ay halkan usoo adeeg doonato iyadoona xiliyadan oo kalena marka lagaaro iibsato qaraha.

Rooble Mohamed  halkan ayuu ka howlgalaa wuxuu inoo sheegay inay shaqadiisu isugu jirto inuu macamisha guryahooda ugu geeyo adeega aysoo dalbadaan iyo inuu macamiisha u adeego.

Saciid omar dhageey waa hormuudka goobtan lagu iibiyo qudaarta, wuxuu inkabadan 15 sano iibinayaa qaraha iyo qudaarta kale, wuxuu inoo sheegay in iibinta qaraha uu kamaareeyo nolosha caruurtiisa.

Sida ay dhaqaatiirtu tilmaamaan Qaraha ayaa muhimad weyn u leh cafimaadka adanaha , waxaana inta badan la sheegaa inuu ka hortago cudurka Kansarka nuucyadiisa kala duwan , wuxuu sidoo kale jirka siiyaa awood ku filan oo dabiici ah.

Halkan ka daawo 

https://fb.watch/n1f5rZeo-t/

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan