Home / Cayaaro / Gareth Bale oo xilli cayaareed kale sii joogi kara Real Madrid

Gareth Bale oo xilli cayaareed kale sii joogi kara Real Madrid

Himilo – Real Madrid ayaa qorsheynaysa inay Gareth Bale ku heyso xilli cayaareed kale garoonka Bernabeu.

Kahor iyo inta lagu guda jiray labadii xilli cayaareed ee la soo dhaafay, Bale ayaa si weyn loola xiriiriyay in uu ka tagi karo kooxda reer Spain.

Toddobaadyo, waxaa la soo warinayay in maamulka kooxda qorsheynayay in la dhimmo mushaarka cayaaryahanka reer Wales si kooxda u sameyso saxiixyo cusub.

Si kasta, marka la eego The Sun, Los Blancos ayaa ku faraxsan in 30 jirka uu sii joogo kooxda xilli cayaareed kale.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan