Home / Habka-Nolosha / Goorma ayay tahay in aad waxyaabaha ku xiiso geliya ku darto CV-gaaga?

Goorma ayay tahay in aad waxyaabaha ku xiiso geliya ku darto CV-gaaga?

Himilo – Waxaa jira waxyaabo badan oo ay tahay in aad ku sheegto sooyaalkaada qofeed (CV-ga) iyo kuwa kale oo aadan ku qasbaneyn in aad ku tilmaamto.

Sida muuqata, khibradda la xiriirta shaqada iyo waxbarashada hore ayaa waajib ah in aad ku sheegto sooyaalkaada qofeed laakiin miyay muhiim tahay in qofka tilmaamo waxyaabaha xiiso geliya?

Khubarada ku taqasustay culuumta shaqaaleysiinta ayaa cararbka ku adkeeyay in aysan muhiim aheyn in qofka qeexo waxyaabaha uu xiiseeyo balse haddii uu sheego laga fahmi karo sawir cad oo ku saabsan shaqsiyadiisa.

Yasmine Courtshals oo ah agaasimaha shaqaaleysiinta ee shirkadda Oxymony ayaa xustay inay muhiim tahay in xiriir ka dhaxeeyo waxbaayaha qofka xiiso geliya iyo shaqada.

Yu Khan oo tafaftire ka ah bog xagga Internet-ka ah ayaa ku boggaadinaya codsade kasta in uu feejignaan ka muujiyo xiriirka xogta ku jirta CV-giisa iyo shaqada uu dalbanayo.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan