Home / Habka-Nolosha / Guardiola: “Mabda’eennu wali waa sidiisa.”

Guardiola: “Mabda’eennu wali waa sidiisa.”

Muqdisho – Pep Guardiola ayaa qirsan inay ku adag tahay inuu qaadaa-dhigo sida xooggan oo uu kooxdiisa City kaga soo saaray bilowga kulamada horyaalka xagaagan bilihii lasoo dhaafay.

Macalinkii hore ee Barcelona ayaa warar aan xiisa gelin ay kusoo dhacayeen dhagihiisa xagaagii dhamaaday markii uu suura-galin waayay in kooxdiisa hanato horyaalka PL ama ay usoo baxdo dhamaadka horyaallada Yurub.

Xagaagan ayuu si kastaba, naadiga ku hayaa guulo joogto ah taniyo markii uu furmay horyaalka. Toddobaadkan ayayana direen farriin xooggan markii ay 7-2 kaga adkaadeen kooxda Stoke.

Guardiola ayaa tayada geyfan ee naadiga ku tilmaamay mid isku dheelli-tiran oo aan u muuqan xagal-daacanaysa.

Si kastaba, wuxuu saadaasha u dhigaa inay uga wacan tahay si kasii fiican hannaanka uu xagaagan ku bilaabay ciyaaraha.

 

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan