Home / Deegaan / Hallerbos – Keynta buluugga ah ee Biljamka

Hallerbos – Keynta buluugga ah ee Biljamka

Himilo – Badi waqtiyada sannadka, Hallerbos waa mid qurux badan iyo mid aan la xusi karin oo dhacda bartamaha Biljam una dhow magaalada Brussels.

Si kastaba, bilaha April iyo May, waxay isku badashaa Keynta Buluugga ah soo jiidasho dabiici ah oo aan kuwa kale la mid ahayn.

Magaceeda waxay ku heshay dhirta ubaxyada sida roogga uga baxaya. Kuma ahan qeyrul-caadi gudaha Yurub, hayeeshe waxa Hallerbos u goonnida ah waa ubaxyada tirsiga dhaafay ee sida fog u faalalay.

Waa dhul dowli ah oo dhan 569 hectare. Xusidda ugu horreeyey ee laga diiwaan-geliyay jiritaankeeda, hayeeshe waxay oogada dhulka ku dhamaaday markii uu socday dagaalkii labaad. Markii Jarmalku uu jaray badi geedihii ku yiillay.

Mahad waxaa laga celinayaa howl-galka dib u keyminta kaas oo dhacay sannadihii 1930 illaa 1950. Maanta waxaa laga marag kici karaa sida quruxsan oo ay kusoo laabatay.

Waqtiga ugu fiican ee la booqdo waa bartamaha April. Hal shey oo aad iska ilaalin karto marka aad aado Keynta Buluugga, waa inaad ku socotaa budulka ama jidka dhuuban ee laguu jeexay, haddii kale waxaad cajiimaysaa ubaxyada.

Nasiib darro qof kasta ma ahan mid xeerkan ku dhaqma..Ereyadu masameeyaan quruxda  Blue Forest illaa aad adigu iskaa u booqato mooyee.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan