Home / Arrimaha Bulshada / Haweeneyda ka macaashta kireynta Jaakdaha Dabaasha,Daawo

Haweeneyda ka macaashta kireynta Jaakdaha Dabaasha,Daawo

Sanadihiii ugu dambeeyay Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho waxaa ay noqotay goob aad u mashquul badan, markii hore waxaa inta badan dhallinyarada tagi jireen maalmaha dhamaadka todobaadka hayeeshee hadda sidaas waxaa ay ka duwantahay oo waxaa loo dabaal tagaa maalin walba.

Waxaa ka abuurmay fursado Ganacsi,kwuaas oo qaar ka mid ah dadka sameeyay noloshooda ka maareeyaan, sida warbixintan uu ku eegayo C/Caziz  Rabani oo tagay Liido.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/229110713059261

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan