Home / Habka-Nolosha / Heskey oo burus madaxa kala dhacay Chamberlain.

Heskey oo burus madaxa kala dhacay Chamberlain.

Muqdisho – Emile Heskey wuxuu burus madaxa kala dhacay laacibka Oxlade-Chamberlain kadib bilowgii xumaa oo uu kula kowsaday kooxdiisa cusub ee Liverpool.

Saxiixa Arsenal ay ku iibisay adduun dhan £35million  xiddigooda waxaa la siiyay fursad uu ku bandhigo tayadiisa.

Hayeeshe laacibka qaran England ayaa ku kufay mar labaad anba-qaadka bandhigiisa kadib markii 2-0 lagu dhuftay naadigiisa.

Mar la weydiiyay bandhiga Chamberlain, xiddigii hore ee kooxdaha Liverpool iyo Leicester wuxuu Sky u sheegay: “Wareer. Mararka qaar xittaa waxaad hilmaamaysaa inuu ku dhex jiray garoonka.”

 

About radio himilo

One comment

  1. priligy buy 2003; 45 15- 27 PubMed Google Scholar

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan