Home / Habka-Nolosha / Horyaalka UEFA Champions wareegiisa 16-ka oo la sameeyey.
NYON, SWITZERLAND - DECEMBER 11: A view of the draw results as shown on the big screen following the UEFA Champions League 2017/18 Round of 16 draw at the UEFA headquarters, The House of European Football on December 11, 2017 in Nyon, Switzerland. (Photo by Harold Cunningham - UEFA/UEFA via Getty Images)

Horyaalka UEFA Champions wareegiisa 16-ka oo la sameeyey.

Muqdisho – Kooxda difaacaneysa tartanka ee Real Madrid ayaa la ciyaari doonta naadiga Paris Saint-Germain, halka kooxda heysata horyaalka English ee Chelsea ay kahor tagi doonto  Barcelona ka dib markii la sameeyay isku aadka wareega 16-ka kooxood ee Champions League.

UEFA Champions Leage wareegiisa 16-ka kooxood.

Juventus (ITA) v Tottenham Hotspur (ENG): 13 February & 7 March

Basel (SUI) v Manchester City (ENG): 13 February & 7 March

Porto (POR) v Liverpool (ENG): 14 February & 6 March

Real Madrid (ESP, holders) v Paris (FRA): 14 February & 6 March

Chelsea (ENG) v Barcelona (ESP): 20 February & 14 March

Bayern München (GER) v Beşiktaş (TUR): 20 February & 14 March*

Sevilla (ESP) v Manchester United (ENG): 21 February & 13 March

Shakhtar Donetsk (UKR) v Roma (ITA): 21 February & 13 March.

Qore: Abdiaziz Adan Urur.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan