Home / Habka-Nolosha / Horyaalka UEFA Europa League wareegiisa 32aad oo lasoo saaray.

Horyaalka UEFA Europa League wareegiisa 32aad oo lasoo saaray.

Muqdisho – Wareegga 32-da kooxood ee tartanka UEFA Europa League ayaa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Nyon, kooxaha ayaa iskugu aaday si xiiso leh, iyada oo Borussia Dortmund (GER) ay ku dhacday naadiga Atalanta (ITA), Östersund  (SWE) ayaa iyana ku aaday kooxda  Arsenal (ENG), naadiga Ludogorets (BUL) ayaa iyana ku aaday AC Milan (ITA)

Wareega 32 draw:

Borussia Dortmund (GER) v Atalanta (ITA)

Nice (FRA) v Lokomotiv Moskva (RUS)

København (DEN) v Atlético Madrid (ESP)

Spartak Moskva (RUS) v Athletic Club (ESP)

AEK Athens (GRE) v Dynamo Kyiv (UKR)

Celtic (SCO) v Zenit (RUS)

Napoli (ITA) v RB Leipzig (GER)

Crvena zvezda (SRB) v CSKA Moskva (RUS)*

Lyon (FRA) v Villarreal (ESP)

Real Sociedad (ESP) v Salzburg (AUT)

Partizan (SRB) v Viktoria Plzeň (CZE)

FCSB (ROU) v Lazio (ITA)

Ludogorets (BUL) v AC Milan (ITA)

Astana (KAZ) v Sporting CP (POR)

Östersund (SWE) v Arsenal (ENG)

Marseille (FRA) v Braga (POR).

Qore: Abdiaziz Adan Urur.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan