Home / Arrimaha Bulshada / Injineerka Jallaatada iibiya, warbixin, dhegeysi

Injineerka Jallaatada iibiya, warbixin, dhegeysi

Duruufaha nololeed ee soo mara qofka waxaa ay ku kallifaan in uu casharro kala duwan ka barto Nolosha.

Dalka Hindiya; oo ah dalka 2aad ee ugu dadka badan Adduunka ayaa heerka shaqo la’aanta gaartay in Qofka heer sare ka gaaray waxbarashada ay shaqo shaqaalenimo ku waayeen kaddibna furteen shaqooyin u gaar ah sida Timajarenimo.

Dad badan waxaa ay u arkaan liidnaan ama hooseyn laakiin dadka waxbartay waxaa ay sheegeen in nolosha aysan lahayn liidnaan ama hooseeyn ee ay tahay waayo ka mid ah nolosha qofka.

Xamze Xaaji Baasto; ayey sheekadan ku saabsantahay, kaas oo ay xaruntiisa sameynta Jalaatada ka shaqeeyaan tiro dhallinyara ah, isaga oo goobtiisa ku heysta Rukun fiican sida ay warbixinta ku diyaarisay Hanaan Maxamed Maxamuud

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan