Jaamiciyadda Labadaanyada furatay ee Dharka kiileysa,dhegeysi

Nolosha uu qofka ku jiro ayaa barta xaaladaha ku gedaaman,waxaa jira dhallinyaro badan oo wax ku  bartay dalka kaddibna si iskood ah u sameystay fursado shaqo oo ay manta dad kale ka shaqeeyaan.

Gabadha ay ku saabsantahay warbixintan waxaa ay ka qalinjebisay mid ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Muqdfisho,waxaase ay hadda ku shaqeysataa kiileynta dharka ay dhaqeyso.

Warbixintan soo socota waxaan ku eegeynaa Gabar sameysatay goob lagu dhaqo dharka oo la kiileeyo,waxaa dhameystireysa Hanaa Maxamed Maxamuud.

error: Copy lama Ogola Fadlan