Home / Habka-Nolosha / Jack Wilshare oo sugaya heshiis cusub oo Arsenal ay la gasho.

Jack Wilshare oo sugaya heshiis cusub oo Arsenal ay la gasho.

Muqdisho – Laacibka Jack Wilshare ayaa jeedaalinaya mustaqbalkiisa kama danbeysta ah halka uu ku biyo shuban doono.

Kooxda Gunners-ka ayaa wali laga dhursugayaa inay heshiis cusub la saxiixato kubad-sameeyaha qadka dhexe ee Wilshare kaas oo qaab amaah ah uga maqan gegida Emirates.

Wilshare wuxuu ku jiraa lixdii bilood ee ugu danbeeyey heshiiskiisa uu kula jiro Arsenal. Wuxuuna halhaleel ugu jiraa suura-galnimada ah in heshiis cusub laga saxiixo.

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan