Maamule Jose Mourinho waxa uu wajahayaa wakhti adag ka dib markii kooxdiisa guul daro loo xanbaariyay.
Warbaahinta ciyaarada wax ka qorta ayaa waxa ay sheegayaa in Mourinho hadda uu ku jiro xaalada adag.
Kooxda Waford ayaa 3 gool kaga naxsatay Manchester United ciyaartii labada koox dhex martay.
Wayne Rooney kabtanka kooxda Manchester United iyo Jose Mourinho waxaa wada saameeyay guuldarada.
Waxaa kale oo la sheegayaa in Jose Mourinho uu wado qorshe kaasi oo uu wax badan kaga badalayo hab ciyaareed kooxda.