Home / Habka-Nolosha / Juventus oo adduun €35m ku bixinaysa laacibka Douglas Costa.

Juventus oo adduun €35m ku bixinaysa laacibka Douglas Costa.

Muqdisho – Juventus ayaa u dhaqaaqaysa Douglas Costa ee kooxda Bayern Munich – iyada u ku han weyn inay ku bixiso adduun gaaraya €35 million, sidaas waxaa fahamsan Goal.

Xiddiga xulka Qaranka Brazil ayaa bartilmaameed u ah kooxda Serie A toddobaadyadii dhawaa – wadahallada ay wakiilladu sameynayaan ayaa soo jeedinaya inuu diyaar u yahay kamid noqoshada kooxda ka dhisan magaalada Turin.

Dhaawac ayaa hareeyay 26-jirkan – isaga oo 14 kulan kusoo bilowday 23-kii jeer oo uu saftay.

Macalin Carlo Ancelotti ayaa sheegay inuu laacibkan fasax yahay xagaaga soo aadan.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan